Cali Jeyte oo xanibaad ku soo rogay goobo ay joogaan kooxda Al-Shabaab

Maamulka gobol Hiiraan ayaa xanibaad ku soo rogay goobo ay joogaan kooxda Al-Shabaab kuwaasoo ku yaalla jiinka webiga Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane Cali Jeeyte Cismaan oo si buuxdo ugu digay gadiidka iskaga Kala goosho Beledweyne ilaa Buulo-burde ee marayo hareeraha jiinka wabiga ee Saadka  u geeya Al-Shabaab. Waxaa uu sheegay in hadda wixii ka dambeeyo … Continue reading Cali Jeyte oo xanibaad ku soo rogay goobo ay joogaan kooxda Al-Shabaab